Jowhar: Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe & Wakiilka QM ee Somalia? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan qaar ka mid ah madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay sida Hay’adda Cunada Aduunka ee WFP iyo Barnaamijka Horumarinta ee UNDP. Madaxweynaha waxaa kulankan ku wehlinayay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle xubno … Continue reading Jowhar: Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe & Wakiilka QM ee Somalia? (Sawirro)